Friday, September 3, 2010
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

Main Menu

who is online

We have 3 guests online

Vote the best site

Vote the best site
 

Visitors Counter

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday42
mod_vvisit_counterYesterday175
mod_vvisit_counterThis week790
mod_vvisit_counterLast week971
mod_vvisit_counterThis month512
mod_vvisit_counterLast month4279
mod_vvisit_counterAll days35250

Online (5 minutes ago): 7
Your IP: 38.107.191.85
,
Today: Sep 04, 2010
Anshax Eye on Somali Media
Dadka dhiibtay fikradooda

walaale marka hore hambalyo waa wax loo baahnaa wax saxaafadeena(me dia)miisaama oo turxaan bixiya in la helo waana qorshe fiican,maadama aan Abwaan/saxufi ah aan bal iraahdo erayo yar oo ku saabsan webkiina
sanadiyo wax badanbaan
wax saxaafadeeni
wada noqotay simantoo
ruux kastaa siduu rabo
sadrigiisu jecel yahay
oo aan sax iyo qalad
kala saarin soo qora
suu jecel yahoo idil
soo saara waayahan
oo dagaalkii sokeeyaha
sii geliya samadaa
mar yiraa sal dhiga oo
xaq iyo baadil sooraa
saxaafadana u sheega
mudaan taa sugaynee
anshaxoow bal kala saar

durraan shirwac
london/uk

 
Fikradaada Dhiibo

Wixii fikradaada ah ama talo aad hayso waxaad ku qorta halkan ..

 

 
Anshax PDF Print E-mail

ADKAYNTA NIDAAMKA SAXAAFADA  IYO HORUMARINTA  AQOONTA XEERARKEEDA


 Kalsoonidu  waa wax soo saarka ugu qiimaha badan ee uu  soo bandhigo Warfidiyeenku(looga qaateen).Akhristayaasha,daawadaayasha,iyo dhegeytayaasha oo ka aamin baxa saxaafadu waxay horseed u noqotaa fashilaad ku timaada warbaahinta.Hadaba sideebaa suxufigu ama saxaafadu u kasban karaa kalsoonidaas? Jawaabtu waa:
1.Joogtaynta warar lagu kalsoonyahay oon eex lahayn.

2.Wariyaha oo aan had iyo goor isu qaadan in uu sax yahay oo aqbala khaladka degdega gudbinta wararka awgood Warbaahinta Jaraa’idka,shabakadaha,radiha iyo Tvigu aad ayay ugu degdegaan in qiimayn ku sameeyaan macaamiishooda, halka warbaahintu aanay qaadan ama aqbalin marka iyaga la qiimeeyo tayadooda ama kalsoonida warbaahintooda, inta badana waxay muujiyaan diidmo qayaxan haddii loo soo bandhigo arrn iyagoo u haysta in aynu ku qasbanahay in aynu tooda qaadano balse ay ilowsan yihiin in aan lagu qasbanayn in la akhristo,daawado ama la dhegeysto wax soo saarkooda. Ma kugu dhacday in si xun laguugula dhaqmo war baahinta, balse aad garan weydo dariiqadii aad ugu baxi lahayd iyo cidii gefkaa lagaa galay aad kula garnaqsan lahayd. Marar badan sow ma dhacdo in aad dhegeysato,akhrisato ama daawato warar aad ogtahay in uu yahay khalad laga galo qof,bulsho,ganacsi ama hayad.(KAADH KA GUBIS,QARXIN IWM) Mara badan sow uma aynaan soo joogin colad si sahlan loogu huriyo warbaahinta. Markii aanu aragnay arrimaha kor ku xusan iyo qaar aa idinku ku dari doontaanba,waxa lama huraan noqotay asaaska shabakad qaabilsan warbaahinta Soomaalida iyo siday ula jaan qaadi lahayd warbaahinta Dunida iyo Aaladaha Casriga, si ay u soo gudbiyaan warar tayoleh oo dheelitiran.
 

ANSHAX:  Adkaynta Nidaamka Saxaafadda iyo Horumarinta Aqoonta Xeerarkeeda.  Shabakadaas oo ka hawl gali doonta.
  1.Horumarinta tayada wararka iyadoo lagu qiimaynayo
sugnaanta,cadaalada,iyo miisaanka
 2.Kordhinta feejignaanta wariyaha ee wararka uu bulshada u gudbinayo.
 3.Xalinta eedaha ama dacwadaha ka dhanka ah warbaahinta ee keeni kara in meel durugsan la  isla tago.
 4.Wacyi galinta Bulshada ee Qiimaha Saxaafada.
 5.Kor u qaadida Aqoonta Suxufiga.
 6.Kobcinta xirfada suxufiga si uu ugu guulaysto una ilaaliyo hankiisa wariyenimo kuna soo jiidan karo dhegaha iyo indhaha dadweynaha.
 7.Hirgalinta (ABUURIDA) iyo shaandhanyta heerarka shaqada Anshax ee Warbaahinta iyo Bulshada labadaba.
8.Aqoon is weydaarsiga waayo aragnimada iyo fikradaha saxaafada dhexdeed iyo debedeeda intaba.Gabagabadii waxaanu soo dhoweynaynaa cid kasta oo diyaar u ah in ay ku tabarucdo talo,tusaale iyo wixii ay wax kaga kordhin karayaan mashruucan oo ah mid loo siman yahay oo dhextaal dhamaan dadka af Soomaaliga ku hadla meelkasta oo ay joogaan.


Fadlan nagala soo xidhiidh shebekada
www.anshax.com email: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it .
under samays

Eng: Xaashi Ismaaciil
Asaasaha Shabakada  
 

 

 

Kee Baa ugu Macquulsan

Kee Baa ugu Macquulsan
 

Polls

Amin Amir Arts
 

buy viagra online | viagra pill | discount viagra canada | viagra 100mg price | cialis sales uk | viagra price | cheap viagra uk | viagra 100mg price | order viagra online | generic viagra no prescription | cheap viagra uk