dagaal ooge webside-ah Dilaal uu hagayaa Saxaafadii doc ka qaado Damiir laawe hor boodi iyo Danaystayaal is cadeeyo Masaar aan daaba lahayn Saawiroo aan daqar geysan Hadba geed la dultaagano Been intaas daldalaayo Dabuub ruuxi yiraahda Barbaarteeni dareenleh ka qoraaya dacaayad ANSHAXOOW BAL DIWAANKA KU DARSO TAASNA HADEER
Waxii dayrtan la joogiyo Diraacdaan dabadeed webside-yadii dibin daabyiyo Hurinaaya dagaaloo weli aanan ka daalin Miiska ay dacwadoodi La saaraayo dushiiso Dariiqey ku socdaan loo dulqaadanba waayoo Dibin daabyo maleegoo Diwaankooda la laabi oo Laga saari darkaa Laguu dooran dhawaane U diyaar noqo taas, ama jooji dacaayad dadka qaar ma mudnee. MUSTAQIINOW KA DAA
walaal aad baan idiin salamayaa waxaan jeclaan lahaa inaad fikradihiina u dhiibataan si ku sar go'an fikir caafimaad qabana ah ha u codaynina website ka ku hadla magaca gobolkiina ee u codeeya kan ugu macquulsan xaga tayada wararka iyo dhexdhexaadnimadaba Eng Xaashina aad buu ugu mahadsanyahay xilkan culus
#3 jamaal 2009-10-22 00:30 waan kuugu bogaadinayaa waanan la yaabay markaan arkay webkan ka duwan kuwwii aan aqaanay markii hore waxaan is idhi waad soo luntay oo waaba webb laga gu ray laakiin markii danbe waxaan ogaaday inaan helay UHDII iyo shaandhadii saxaafada,waxaa n ku leeyahay awguuriyo halkaa ka sii wad kolay kuwabadanoo ismahadiyay way quusanayaane,mi da kale wakhti bayqaadanaysaa (kaagu maahee)inuu shacabku wado arko UHDAN aan ku soo dhacay oo ah warshad caafimaad saxaafadeed
asc wr wb salaan ka dib waa arin wanaagsan oo loo baahan yahay waxaan qabay suaal hadii ay dhacdo in website ay dac wadiisu badato anba waxa uu qorayaa ay tahay wax aan waxba ka jirin awood ma u yeelan doontaan inaad ka xidhaan mustaqbalka.
walaale marka hore hambalyo waa wax loo baahnaa wax saxaafadeena(media)miisaama oo turxaan bixiya in la helo waana qorshe fiican,maadama aan Abwaan/saxufi ah aan bal iraahdo erayo yar oo ku saabsan webkiina sanadiyo wax badanbaan wax saxaafadeeni wada noqotay simantoo ruux kastaa siduu rabo sadrigiisu jecel yahay oo aan sax iyo qalad kala saarin soo qora suu jecel yahoo idil soo saara waayahan oo dagaalkii sokeeyaha sii geliya samadaa mar yiraa sal dhiga oo xaq iyo baadil sooraa saxaafadana u sheega mudaan taa sugaynee anshaxoow bal kala saar
Comments
Damaniyo nin liitiyo
Duruf xarig u go,ay iyo
Dacyaal baygu qoonsani
Geesiga dadkiisiyo
Dalkiisaba anbay lihilin
Waw dawo fartiintanu
Hoomana madoocinin
Waxaa iga dar daarana
Waayeel da,wayn iyo
Shiikh yada digriyaba
Inaynaan dafirahayn
Dawrkuu raglee yahay
Markay dabacdo taladuna
Daawo way u keenan
Shacabkaan dawaaraha
Hadba dacal u kacayee
Aan dayin wixii dhacay
Midu waa daguugane
Midna waa qabiil doon
Midna daxalki maraybuu
Indhihiisu damag yahay
Daba dhilifyo badanoo
Naloo soo diraa jira
Dawarsade ayaa jira
Daacad aan hungoobino
Naloo dii danyaa jira
Odayaasha dooraan
Wali dagalka dhaafino
Damiir xoogle baa jira
Waxse diidan khayr kaas
Wariyaal usoo diray
Gaalo aan danteen wadin
Raga doorka gabaygiyo
Suugaanta didiyoow
Adoon eexo danu galin
Damiirkana kafoof tagin
Diinkana anbaylihin
Dariiqana andaba marin
Rabi deeqdi aan qarin
Runta been ku door sanin
Daacad iyo wax sheeg noqo
Dalkaagiyo dadkaagana
Kuwa aan dar yeelayn
Haw doodin waligiin
Dockatuurka qaarkina
Waa lagu dansee gaa
Deelayda aan furay
Dogob kaan ushiday bay
Hulaaqeedu damin wali
Qayladaan ansoo diray
Dawdawda jabaq daa
Kudillaacshay dogobkii
Dabuu shiday hulaaqii
Doogtiyo xanuun kii
Dawo lagama helin abidkeed
Waxse taa kasii daran
Runta diidihii yiri
Beentaan dafirayaa
Dalkeeniyo dadkeenii
Waxaa dumiyey shalaytaba
Waa laba diblayntii
Damiir laawe nagu falay
Maantana dirkiisii
Intuu daadshay websayd
Yuu wuxu dubanayaa
Wixii daaci soo haray
Doonkiyo habawguna
Intay daacad moo deen
Yey deeq u doon teen
Dafadiyo wayaanada
Midaan diinku solinoo
Qalbiguba ka damag yahay
Dilaal uu hagayaa
Saxaafadii doc ka qaado
Damiir laawe hor boodi iyo
Danaystayaal is cadeeyo
Masaar aan daaba lahayn
Saawiroo aan daqar geysan
Hadba geed la dultaagano
Been intaas daldalaayo
Dabuub ruuxi yiraahda
Barbaarteeni dareenleh
ka qoraaya dacaayad
ANSHAXOOW BAL DIWAANKA
KU DARSO TAASNA HADEER
Waxii dayrtan la joogiyo
Diraacdaan dabadeed
webside-yadii dibin daabyiyo
Hurinaaya dagaaloo
weli aanan ka daalin
Miiska ay dacwadoodi
La saaraayo dushiiso
Dariiqey ku socdaan
loo dulqaadanba waayoo
Dibin daabyo maleegoo
Diwaankooda la laabi oo
Laga saari darkaa
Laguu dooran dhawaane
U diyaar noqo taas, ama
jooji dacaayad
dadka qaar ma mudnee.
MUSTAQIINOW KA DAA
Abwaan- Durraan shirwac
london/uk
10/05/10
waxaanan talo idinsoo jeedinayaa inaad ahaataan dhex ee aydan raacin dhinac sida ay ubadan tahay saxafada somaliyeed hada
w
waan kuugu bogaadinayaa waanan la yaabay markaan arkay webkan ka duwan kuwwii aan aqaanay markii hore waxaan is idhi waad soo luntay oo waaba webb laga gu ray laakiin markii danbe waxaan ogaaday inaan helay UHDII iyo shaandhadii saxaafada,waxaa n ku leeyahay awguuriyo halkaa ka sii wad kolay kuwabadanoo ismahadiyay way quusanayaane,mi da kale wakhti bayqaadanaysaa (kaagu maahee)inuu shacabku wado arko UHDAN aan ku soo dhacay oo ah warshad caafimaad saxaafadeed
sanadiyo wax badanbaan
wax saxaafadeeni
wada noqotay simantoo
ruux kastaa siduu rabo
sadrigiisu jecel yahay
oo aan sax iyo qalad
kala saarin soo qora
suu jecel yahoo idil
soo saara waayahan
oo dagaalkii sokeeyaha
sii geliya samadaa
mar yiraa sal dhiga oo
xaq iyo baadil sooraa
saxaafadana u sheega
mudaan taa sugaynee
anshaxoow bal kala saar
durraan shirwac
london/uk
RSS feed for comments to this post.